Farxad bay ii tahay inaan qormadan kooban si gaar ah ugu hibbeeyo Dhalinyaradda Reer Somaliland. Ugu horreyntii dhalinyaradu waa hormuudka ama hoggaanka dal ama umadd, waana tiirka ay leedahay umaddaasi. Dhallinyaro waxaad tihiin jiilka iyo xooga dalkeenu leeyahay, awoodna u leh inay hormarkasta gaadhsiiyaan. Duruufaha jira ee qabyaaladu ka kaw tahay waxay wiiqday awoodii aad […]
↧