Qaraarrada ugu muhiimsan ee qofku uu qaato inta uu noolayay waxa kamida ka uu ku dooranayo cidii nolosha la wadaagi lahayd iyo hooyada caruurta uu dhali doono,hadaba waxa muhiima in qofku aanu ku dagdagin qaadashada qaraarkan, waayo somalidu waxay ku maahmaahdaa “hubsiimo halbaa la siistaa” sababtoo ah mustaqbalkiisu waxa uu ku xidhayahay qaraarkan waana ka […]
↧