Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Taariikh‐nololeedka safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay Ethiopia iyo Djibouti

$
0
0
Waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyayey Jabuuti iyo Itoobiya Ambassador Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan (Cumar Dheere). Waxaan halkan hoose idinkula wadaagaynaa taariikhda safiirka oo kooban. Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan “Cumar-Dheere” wuxu ku dhashay Tog-Wajaale 1948. Waxbarashadiisii hoose wuxu ku qaatay Wajaale, Tii dhexe wuxu ku qaatay Cammuud (Boorama), tii […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles