Labada Siyaasi ee Marin habaabay WQ Buuni Cabdi Abiib
Waxaa marba marka ka danbeeya soo baxayay Siyaasiyiin faro ku tiris ah oo ka leexday nidaamkii siyaasadeed ee Somaliland ay kusoo caano maashay, kuwaas oo habeen iyo maalinba...
View ArticleGoormaa la sameeyey Calanka Somaliland se waa kuma qofka ikhtiracey?
Waa goor habeenimo ah waxaan dhex mushaaxayaa qeybta qoraalada daabacan ee facebook “post” waxaan isha ku dhuftey qoraal diiranaa oo isoo jiitey oo yaaley barahaa bulshadu ku kulanto ee facebook waxey...
View ArticleIsbedelka siyaada Afrika wuxuu meesha ka saaraya sadex hogaamiye
Isbedelka Siyaasadeed ee ka socda Geeska Afrika wuxuu meesha ka saari doonaa saddex hogaamiye 1. Addis Ababa Maalmaha soo socda waxa lagu waajahan yahay Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa. Gelitaanka...
View ArticleIsbedelka Geesku wuxu meesha ka saaraya 3 hoggaamiye
Isbedelka Siyaasadeed ee ka socda Geeska Afrika wuxuu meesha ka saari doonaa saddex hogaamiye 1. Addis Ababa Maalmaha soo socda waxa lagu waajahan yahay Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa. Gelitaanka...
View ArticleQasanadda qufulan qarankaa wax loogu qabtaa
Faallo: Xuseen Cali Nuur Baahida aasaasiga ah ee aadanaha ee ka dhalatay isbeddelka cimillo, dalalka horumaray iyo kuwa soo korayaba waxa ku badanaya baahida shacbigoodu u qabo sidii loogu heli...
View ArticleMaxaad kala socotaa wararkii u danbeeyay ee Fly Dubai?
Sida ay ii xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan, muddo usbuuc ka hor ku siman waxay xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ka wakiil yahay maareeyaha haayadda duulista hawada Somaliland iyo...
View ArticleMa Hoggaan Xisbi oo loo tartamayaa,mise Is Caleemo-saarka xubaha is calmaday?
Marka Laga Hadlayo Shirwaynayaasha Xisbiyadeena Qaranku Ay Qabsadaan iyo Sida Sharcigu Ugu Nidaamiyay In Xubanaha Xisbigu ay ugu Tartamaan waxaa u dhexeeya Farqi Wayn, Islamarkaana aan ay muuqato inaan...
View ArticleTacsi ku socota Qoyska Ilma Cumar Caddaani, gaar ahaan Axmed Cumar Caddaani
Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed...
View ArticleSaaxadda Siyaasaddeena Maxaa ka Maqan?
Faallo: Xuseen Cali Nuur Jasiiradda nabadda ee ku taal bad-weyn ay ka jiraan deganaansho la’aan, dagaalo iyo talisyo aan dimuqraaddi ahayn, balse sheegta inay dimuqraaddi yihiin, isla markaana loo...
View ArticleKulmiye wuu guuleysan karaa haduu ka curto israac gobonimo gobolada...
Gudoomiye Xirsi waa in loo hellaa Gudoomiye Xildiid. Musharax Madaxweyne = C/raxmaan Ciro waa in loo helaa C/raxmaan kale. Musharax Madaxweyne Ku xigeen = Maxamed Cali waa...
View ArticleWaxa dhici karta in labadan nin ee wax isku wareejiyey ay meeshaba ka...
Haddii Muuse xisbiyada furana ciyaartu waxay isku bedeleysaa 180 degree. Shirweynihii xisbiga Waddani maxuu innoo iftiimiyey? Qaran kastaa waxuu leeyahay ujeedoonyin iyo aragtiyo siyaasadeed oo lagu...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay Abaal-marinta Caalamiga ah ee ay ku guulaysatay Dawlada...
Qalinkii:- Miyir Cali Xuseen. Dawlada Hoose ee magaalada Berbera ayaa ku guulaysatay abaal-marin caalami ah oo ay bixiso haayada caalamiga ah ee UNICEF, taasi oo ay kaga mid noqonayso, Dawladaha Hoose...
View ArticleShirka isbedelka cimilada ( climate change) ujeedadiisu waa maxay?
Dadku arin wanaagsan ayay xumeyn karaan , Arin xunna wey qurxin karaan. Hadaba waa maxay ujeeda reer galbeedku ka leeyihiin barnaamijka lacagta badan ay ku bixinayaan ee isbedelka cimilada aduunka Waa...
View ArticleNin kaa Xoog weyn oo Amaah kugu lihi, ku Yeelay!!!
Faalo: Xuseen Cali Nuur Afrika badankeeda oo ay Jamhuuriyadda Somaliland ka mid tahay, waxa hore u soo maray Gumaysigii reer Yurub oo ay lixdamaadkii qarnigii 20-aad ka xoroobeen. Waxa ugu xigay halgan...
View ArticleSidee baynu dowladnimada uga ilaalin karnaa danaystaha?
“Marka laga hadlayo afkaaro iyo siyaasad waxa laga yaabaa dad badan oo aad taqaanay in aydaan is garan” Dunida casriga ah nidaamyadii dawladuhu waxa ay u sii guranayaan xaga danaha dad kooban oo...
View ArticleMadaxweyne Biixi oo afar jeer casuumad ka diiday Abiy Axmed
YAA U YEEDHAY MADAXWEYNAHA ISMAAMULKA SOOMAALIDA ITOOBIYA? Waxa qoray Aqoonyahan Axmed Aadan Axad, November 28,2021 Warar lagu kalsoon yahay oo laga soo xigtay dad ku dhow Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleYuusuf Garaad oo ka dalbay Buurmadow inuu raalligelin ka bixiyo hadal uu...
Talo walaalnimo oo ku wajahan Boqor Buurmadow iyo madaxda garab taagnaa. Bani’aadamku wuu khaldamaa, laakiin waa in uu isa saxaa. Wax kaftan gala iyo wax kale ayaa kala jira. Haddii ay xog-ogaalnimo...
View Article“Anigu waxaan shakhsiyan qabaa in Boqor Buurmadow Somaliland u hiiliyey” Cali...
“Anigu shakhsi ahaan maan sharaysan booqashada Boqor Cismaan Buurmadow uu ku tegay Muqdisho iyo Baydhaba. Qofka Hargeysa dhexdeeda ka yidhaa “Goni-isu-taaga Somaliland waa go’aan shacbi warkiisu xiiso...
View ArticleSafarka Farmaajo ee Qatar xili mad-madow ka taaganyay Doorashada
Farmaajo iyo wafti uu hogaamiyo oo ay ku weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo wasiirka arimaha dibada iyo marwadiisu ayuu ku tagey dalka Qatar oo aad loogu soo dhaweeyay. Ujeedada safarka ayaa lagu...
View ArticleUstaad Jiim Sheekh Muumin: Mucjisadii cuudka, codadka iyo miyuusigga Somalida
Cabdirisaaq Saalax Waa dabayaaqadii gugii 2019-kii. Waa xilli duhur ah. Qiyaastii toddoba saac – kowdii duhurnimo – wax baa dheer. Waxa aanu hadda ka soo baxnay shaqadii. Waxa aanu saarannahay...
View Article