Kacdoonka dhalinyarada Berbera iyo cadaalad darrada xukuumada
Waxa maalmahan ka socday Berbera arimo foolxun oo musuqmaasuq iyo eex qabyaaldeed oo dhinac maamulka Muuse Biixi tasoo ah in madaxdii iyo shaqaalihii madaarka Berbera lagasoo qoray Hargeysa iyadoo lagu...
View ArticleFurida xisbiyada iyo Distoorka Somaliland
Waxaynu la soconaa. Inay labada gole ee Somaliland ay ansixiyeen in la furo xisbiyo cusub iyadoo mudadii 10ka sano ay dhowday, hadaba waxa iisweydin leh goormaa la furayaa? Sidee loo tartamayaa hadii...
View ArticleShaqada Reer Hargaysa ka sugayaan Maayir Mooge, way Ka badan tahay nadiifinta...
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Ololaha qaatay muddo, ka dib Hammi ku jiray wakhti badan waxa Cabdikariin Axmed Mooge uu ku soo baxay Doorashadii Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Somaliland...
View ArticleYaa ka danbeeya dagaalka ku socda reer Saaxil?
Waxaan la soconaa intii Kulmiye xukunka qabtay inuu dagaal degaamaysi ahi uu ku socday reer Saaxil gaar ahaan maamulkii beeleysnaa ee Siilaanyo oo ku dadaalay inuu beeshiisa khasab kaga dhigo inay ka...
View ArticleLabada shirguddoon iyamaa guulaysan?
Shirgudoonka golaha wakiiladu waa saddex xubnood oo kala ah 1- Gudoomiye , 2- Gudoomiye ku xigeen 1aad 3- Gudoomiye ku xigeenka 2 aad , caalamka waxa looga yaqaanaa ( House Speaker). Marka ay golaha...
View ArticleTallaabo Qofka Kasta oo Muslim ah u Noqonaysa Sadaqo iyo Xasanaad Jaari ah: u...
Walaalkeyga ama Walaasheyda Muslimka ahow, ma ogtahay in sadaqo kooban oo aad jeebbahadaas ka bixiso oo Adduunyo iyo Aakhiraba ku anfaysa ay waxtar weyn u tahay Qof walaalka ah oo Muslim ah oo...
View ArticleAdduun urursi iyo damac Silloon !
Shirkadda Integrated Shipping Services ee mari weyday hunguriga kuwa kelidood in ay dhergaan shanta sano goostay waxay ahayd iimaan laโaan, mashaariic waxa ugu filan inta hadda ay maamulaan ee Bariiska...
View ArticleSanaag: Gobolka Khayraadka iyo Quruxda ee Somaliland
Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka dhulkiisa, quruxdiisa, wanaagga cimiladiisa, iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag waa gobol ku sifooba arrimahaas oo...
View ArticleDagaal aan loo Kala Hadhin ayaa Inala Gudboon
W/Qoray: Xuseen Cali Nuur Dagaalo iyo iska hor imaadyo kala duwan, ayaa dunida ka socda, horena way uga dhici jireen, shacbiga Somalilandna qaar ka mid ah ayaa hore u soo maray. Dhammaan dagaaladaas...
View Article๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฎ๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ ๐ผ๐ผ๐ฑ.
Waxa Qorey:- Nuuradiin Diini Xarunta dhaqanka ee hargaysi waa goob cilmiyeed, waa goob aqooneed, waana goob dhaqan. Oo lagu curiyo fikirka qoraalka afka somaliga haddii aad si hoose u qiimayno wax...
View ArticleEEDAHA Xarunta Dhaqanka Hargeysa CADDEYMO Laโaan waa: Namiimiyahu warkuu...
Qore: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye). Salaanta islaamka ka dib, marka dadka xumaanta wada laga aamuso, waxay moodaan in ay xaq sheegayaan, waanay ku sii fogaadaan, iyagoo dad badan oo...
View ArticleWeerarrada Midabbada badan ee Somaliland lagu hayo
Somaliland cadowgeedu ma yara, mar uu si toos ah u soo badheedho iyo mar uu soo xulo dariiq kale amaba soo dhex maro dad uu yeeshay, dad ka tagay dadnimadii oo damiirkooda iibsaday. Haddaba dadkaasi ma...
View ArticleIsbahaysiga siyaasadeed wuxuu la kowsaday dimuqraadiyadda Somaliland
Dalka jamhuuriyada Somaliland waxa aan ka dhamaan tabashooyin iyo murugyo marwalba sababa in doorashooyinka dalku dib u dhacaan oo ay mudo dhaafaan kuwaasi oo ku salaysan saluug laga muujiyo sida...
View ArticleXor baad Tahay ee Kala Dooro Waxtar iyo Waxyeello
W/Q: Xuseen Cali Nuur Rag iyo Haween, Cirroole iyo Carruur, Reer Miyi iyo Reer Magaal, indheer iyo indhow garato, maalqabeen, Sabool iyo inta u dhexaysa, qof kastow ogow oo maskaxda ku hay in maalin...
View ArticleXor baad Tahay ee Kala Dooro Waxtar iyo Waxyeello
W/Q: Xuseen Cali Nuur Rag iyo Haween, Cirroole iyo Carruur, Reer Miyi iyo Reer Magaal, indheer iyo indhow garato, maalqabeen, Sabool iyo inta u dhexaysa, qof kastow ogow oo maskaxda ku hay in maalin...
View ArticleEthiopia waxay u muuqataa in gacanta Somalida lagu kala badbaadi doono
Dalka Ethiopia waxa ka jira culeys weyn iyo cadaadis aduunku ku hayo maamulka Abiy Ahmed Ali oo gaadhay heer laga goโdoomiyo dhaqaalihii badnaa ee aduunku galin jireen dalka Ethiopia si loogu...
View ArticleMadaxweynuhu xeerka ma soo celin karaa?
Haa wuu soo celin karaa , waxaana si cad u qeexaya qodobka 77naad ee dastuurka jamhuuriyada Somaliland faqradihihiisa 5naad iyo 6aad. Xeerkani waxa wax ka badelkiisii golaha wakiilada jamhuuriyada...
View ArticleAfghan tu waa dad noocma ah?
WQ Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba Waxaan ku noola dalka Pakistan muddo 6 sanno ku siman oo aan arday ka ahaa, intaan koonka/adduunyada ku noola ee aan ummado kala duwan arkaayay lana dhaqmay, Muslim iyo...
View ArticleTaariikhda dahabka ah ee Daallo Airline iyo abaalka duuga ah ee ay ku...
W/Q:- Miyir Cali Xuseen Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa ee ay bulshada...
View Article