Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter. Cabashada xukuumadda ee arrintan khuseysa waxa ugu dambeeyey wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Md Saleebaan Cali Koore oo sheegay inaan lagu kalsoonaan karin wararka iyo xogaha lagu baahiyo baraha bulshada […]
↧