Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Doorka Barbaartu Ee Talada Dalka iyo Booqashadaydii Guddoomiye Sharmaarke Geelle W/Q Siciid Maxamuud Gahayr.

$
0
0
Tan iyo 12kii Ogos 2006da oo Somaliland markii kowaad laga xusay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka, waxa aan ka mid ahaa inta u heellan inay barbaartu talada dalka saami ku yeeshaan. 23kii Ogos 2006da ayaan curiyay maanso magaceeda Xaqdoon la yidhaahdo oo nuxurkeedu yahay in da’yarta laga qayb-geliyo hoggaanka dalka. Meerisyadeeda waxa ka mid ahaa:   Tan iyo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles