Hargeysa-(Berberanews)-Markasta oo qof muwasdin ahi umaddiisa xil u qabto waxaa ka soo baxda oo la arkaa kartida iyo shaqsiyadda qofka xilka loo igmaday,waxaana dhacda in bulshadu hadal hayn kaga fal celiso dhaqankiisa xil gudasho iyo siduu wax u maamulo haddii uu la qaloocdo iyo haddii uu toosiyo labadaba. Balse marka masuulku xilka ka tago inta […]
↧