Sidee ayuu ku keenayaa aqoonsiga 30 sanadood la raadinaayey ee la garan la’yey meel uu yaalo ? 2: sidee ayuu shaqo abuur ugu samaynayaa dhamaan bulshada bilaa camalka ah ee somaliland oo gaadheysa 65%? 3: sidee ayuu dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka kor ugu soo qaadayaa ? 4:sidee’ ama xagee ayuu hargeysa biyo uga keenayaa iyadoo […]
↧