Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Cadawga Qarsoon Xididada ha loo Siibo!

$
0
0
Noocyada dagaaladu way badan yihiin; hase ahaatee waxa loo qaybiyaa laba nooc oo ah mid qarsoon iyo mid muuqda. Dagaalka muuqda waa laga gaashaamaan karaa, la waajihi karaa, wuxuuna leeyahay dhammaad iyo xal.  Dagaalka qarsoon waa mid xeeladihiisa iyo tabihiisu ay ka baaxad iyo waxyeelo badan yihiin dagaalka muuqda. Waa dagaal cadowgu u adeegsan karo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles