Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo: Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer)

Berberanews-(Stockholm) Jaaliyada Qurbajooga Saaxil ee Sweden waxaa ay hambalyo u diraya Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer). Waxaa hambalyadan diraya xubno ka shaqeeya...

View Article


KHAYRKA ALLE U DOONTA SHARKANA ISAGA KA MAGAN GALA DADNA HA KU LU’ GO’INA

KHAYRKA ALLE U DOONTA SHARKANA ISAGA KA MAGAN GALA DADNA HA KU LUG GO’INA   Waxaa la moodaa in markii dadku culumo iyo caamaba ay ka hadlayaan arrimaha adduunka ay u hadlaan sidii ay iyagu amarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

JAALIYADDA SOMALILAND EE JEDDAHA WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN DUQA CUSUB EE...

Jaaliyadda Somaliland ee  magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga, waxay hambalyo iyo bogaadin  ay ku la dhantahay taageero u dirayaan. maayarka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa doorteen 23rd  Dec, 2012...

View Article

Hambalyo Aroos wacan oo ay Dirayaan Ururka dhalinyarada Horumarinta Gobolka...

Hambalyo Aroos wacan waxay halkan xubnaha Ururka dhalinyarada Horumarinta Gobolka Saaxil Ee SYDA (Saaxil Youth Development Association ) ee kala ah Mustafe Xaamud Axmed Mohamed Abdi Idiris Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rashiid Sulub: Shaqsiyadda Somaliland ee Sannadka 2012

By: Cabdirashiid Cali Sheekh, Jamhuuriya Copy Editor, Hargeysa, Somaliland. Guud ahaan caalamku waxa uu ka siman yahay in dhammaadka sannad kasta la soo bandhigo shaqsiyaad si gaar ah loogu maamuuso...

View Article


HAMBALYO IYO BOGAADIN GUDDOMIYAASHA IYO KU-XIGEENADA:

Guddida Xisbiga UCID Canada waxay hambayo iyo bogaadin u dirayaan Guddoomiyeyaasha iyo ku-Xigeenada magaalooyinka Hoos ku xusan: Hargeysa Gud. Yussuf Warsame Siciid iyo  Ku-xigeenka Cabdi-casiis...

View Article

FARIIN KU SOCOTA NINKA DHAQAALAHA BERBERA HUNGUREEYEY:

Ninkan soo halaanhalay ee hantida Berbera hunguri ka hayoow, hal  yar oo tusaalo ah an kuu yara horeysiiyo: Hantida magaalada Berbera waxa kaa xiga holac iyo dab naareed, halaag iyo wad baa ka sokeeya,...

View Article

HAMBALYO DHALASHO FARAXAD

HAMBALYO DHALASHO FARAXAD Ahmed Mohamed Mohamoud (Ahmediino) iyo Guleed Mohamed Da’uud (Guleed Jamiilo)iyo Mohamed Farah Hashi iyo xaaskiisa,iyo Hamse Abokor Mohamoud,iyo Mohamed Adab Dubad iyo Boqor...

View Article


Jaahwareerka Wasaarada Maaliyada Ka jira iyo Jabkii ay Kala Kulantey...

Sida lawada ogyahey Waxa uu Dhawaan Wasiirka Wasaarada Maaliyadu dhawaan hor keenay Golaha Wakiilada ee uu kamid ahaan jirey Hogaankiisa Miisaaniyadii 2013ka arintan oo Bulshada inteeda badani ka...

View Article


Hambalyo Meherka: Cabdicasiis Yuusuf Cabdi Iyo Xamda Cismaan Cumar-jeex

Hambalyo Meher Wacan Hooyo Xaliima Daahir Meecaad Iyo Caruurteeda oo kala ah: Sahra Cismaan Cumar-jeex, Saygeeda Iyo Caruurteeda Khadan Cismaan Cumar-jeex C/salaam Cismaan Cumar-jeex Ifraax Cismaan...

View Article

Hambalyo Arroos wacan

Aroos wacan Aabbo Sheekh Maxamuud Cabdillaahi, Xaasaskiisa iyo Carruurtiisa oo kala ah: Asma Sheekh Maxamuud, Saygeeda iyo Carruurteeda, Sucaad Sheekh Maxamuud, Seygeeda iyo Carruurteeda, Saynab Sheekh...

View Article

Hanbalyo hanbalyo dhalasho wiil u dhashay Ahmed Diriye Warsame iyo Qadan Aadan.

Hanbalyo hanbalyo dhalasho wiil u dhashay Ahmed Diriye Warsame iyo Qadan Aadan.  wiil kaas oo ku dhashay wadanka Norwey gaar ahaan caasimada oslo   waxaanu leenahay noqo wiilkii dalkiisa iyo dadkiisa...

View Article

Naxli Biiray iyo Xaasid maaha inuu isku magacaabo dhalinyarada Berbera

Berbera-Run ahaantii waxaa wax laga xishoodo ah in qof qalinka u qaato isagoo xaasidaayo qof ilaahay qoray irsiqiisa, Waxaan ula jeedaa qofka isku magacaabay Walaalaha Berber a ee adeegsanaya magaca...

View Article


Faaqidaad: Miisaaniyad Musuq iyo Magac U Yaal Ka Buuxo, W/Q. Xasan Xuseen...

Qormadda 1aad: Hay’add Laga Hoos Saaray Wasaaraddeedii, Haddana Miisaaniyaddeedu Ka Badan Tahay Wadarya Siddeed (8) Wasaaraddood. Miisaaniyadda qaranka ee 2013 oo odoroskeeda uu daba yaaqadii bishii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FARRIIN CULUS: Qoyska Marxuum Cismaan Cumar-jeex Oo Mar Labaad Madaxweyne...

Annagoo ah Qoyska marxuum Cismaan Cumar-jeex, kana kooban 13 Ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar, kana mid tahay, hooyadayo Xaliimo Daahir Meecaad, Waxaanu mudane madaxweyne si Milgo, Sharaf iyo Maamuus...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HAMBALYO KU SOCOTA CAAQILKA CUSUB EE BEESHA CABDALA QOYAN

1.     Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland General Faysal Kaamil Ciise 2.     Taliye ku xigeenka Ciidanka Ilaalada madaxtooyada JSL, Cabdi Cismaan Ducaale 3.     Madaxa...

View Article

Hayaanka Tahriibka iyo Halista Ka Dambaysa Qalinkii:- Moh’ud Harun.

Qalinkii:- MOh’ud HArun  Qaybtii 1aad Sidaynu wada ognahay waxa soo badanaya Tahriibka Dhallinyarada  Dalkeena Wiilal iyo Gabdhaba, Maaha markii ugu horaysay ee Fikirkayga ka dhiibto   dhibaatada...

View Article


Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addoonban ahay ku jecel Naboow: Hees nebi ammaana . WQ Cabdirisaaq Xaamud...

Addoon waxan ahay islaama Addoon waxaan ahay iimanleh Addoon waxan ahay adeecsan Nebi iyo inaad tahay rasuul Aadmiga ilaa Aadan dhoo isagu u karaama badan Allaahu masale wasalee  wabaarik calee,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Biyaha Gabiley Mitirkuyuubka ka dhigay 10,000

Maxamed-Biid. Gabiley Gabiley-(Berberanews)-Halka mitir kuyuub ee biyaha gabilay qiimaha  bulshada reer gabilay lagaga iibiyaa waa 10,000sl, halka magaalada xeebta bada cas ku taal ee berbera halka 1...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live