Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Meher

$
0
0

“LABADII HODMEE HOY WADAGALA EH HOODO LEH NOQDOO HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA “


Axmed Aadan X. Xirsi, Faysal Good Iimaan (Guray Qamdaan), C/karim Maxamed Cige, Maxamed Xasan Abokor (Guray) iyo Xaaskiisa, Ibraahim Maxamed Yuusuf, Shaafici Yuusuf Caynab, Kayse Faysal cali, Khadar Ismaaciil Cabdi, C/Xakiim Axmed (Oolax) Siciid C/laahi Beerwaa’ (Sodaani), Maxamed Cumar Cabdi, Maxamed Ibraahin Daahir, Sakariye Axmed Xasan, Cabdi Maxamuud Xasan (Cabdi qubqac), C/qaadir Ismaaciil Muuse, C/risaaq Abokor Cismaan, Khaalid Aadan Mudac, C/rixiim Ciise Ibraahim, Barwaaqo Maxamed Xasan, Sahra Cabdi Aadan, Amran Yuusuf Caynab iyo Kinsi Abokor Cismaan, dhamaantoodba waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo koobi Karin halkan uga dirayaan Mustafe Abokor Cismaan Iyo Shabcaan Maxamed Jaamac oo 25/01/2013 meherkoodu ka dhacay Magaaalada Hargeysa. Waxaanay leeyihiin Illaahay Haydinka yeelo labdii Guurkooda kala kulma badhaadhe Ubad Khayrqabana kala hela Aaaaaaaaaaaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles