Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Muuse biixi cabdi iyo cabdicasiis samaale midkee ku guulaysan doona loolanka musharaxnimo ee xisbiga kulmiye mutaqbalka dhaw

$
0
0

Qalinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor tog wajaale

Wajaale-(Berberanews)-Sida la wada ogyahay waxa gobolka gabiley ka jira loollan siyaasadeed oo kadhexeeya madaxda gobolka kasoojeeda oo kala tageeraya laba guruub oo ay kala hogaaminayaan wasiirka maaliyada Somaliland  Cabdicasiis Maxamed Sammaale iyo gudoomiyahaha xisbiga maxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi  oo uu dhexmaray loollan siyaasadeed markii ay dhamaatay doorashadii goloyaasha deegaanka gobolka gabiley.

Sidi labada masuul midwaliba uu awood badan ugu yeelan laha inuu soo xulo mayarka gabiley oo ay ku tartameen labadii musharaa ee ay kalawateen labadaa masuul ee xisbiga kaliya kulmiye midina yahay hogaankii xisbiga kulmiye midna yahay golihii dhexe loolan dheer dabadeed waxay guushii raacday in musharixii uu watay wasiirka maaliyadu uu kuguulaysto maayarnimadii degmada gabiley  sidaana guushii kuraacday
waxa kale oola sadaalinayaa in xusbiga kulmiye uuku soo socdo tartan aad uu adag oo ka dhex dhaca xisbiga dhexdiisa inay ku tartamaan cidii musharaxa madaxtinimo ee inagu soo socota u noqon lahayd oo lasadaalinayo inuu tartankaasi dhex mari doono gudoomiya hada ee xisbiga kulmiye mudane muuse biixi cabdi iyo saaxiibki  sheekh cabdicasiis maxamed samaale oo aan lasadalinkarin hada midka guushu raacidoonto iyada ooay kahadhsayihiin doorashada madaxtinimo mudo dhan 2.5 labasano iyo badh  ah iyad oo kala hadhkoodu kuxidhanyahay midwaliba sida uu  u kasbado golaha dhexe ee xisbiga balse waxa aad loogu dhagataagaya in siyaasiga cusub ee xilaal horena aan uga soo qaban xukuumadihii hore ee soomaray dalka  isla markaana  ku cusub saaxada siyaasadeed dalka imika  MR cabdi casiis maxamed samaale 
ma noqon doonaa ninka latartama muuse biixi cabdi mase ka guulaysan doonaa waxay hadaba tasi kuxidhantahay hadba cida uu raaco
maxawaynaha talada dalka haya mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo inay ku gulaysandoonto uu tartamida xisbiga kulmiye cidii uu usoo xuli lahaai inay isku soo taagto musharxnimada jagada madax waynenimo sidaas ayayna ku kala hadhi doonaan allaah mahadleh lasoco.
waa Qalinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor tog wajaale

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles