Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Ogaysiis Xaflad Baladhan ayka qayb Galayaan Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Gudida Dib Udhiska AIRPORKA BURCO Birmgham Monday 28/01/2013

$
0
0

Ogaysiis Ogaysiis Xaflad Baladhan ayka qayb Galayaan Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Gudida Dib Udhiska AIRPORKA BURCO Iyo Dhamaanba Bulshada Somaliland Lagu Qabanayo Magalada Birmgham Monday 28/01/2013

 

Waxaan dhamaanba bulshada Somaliland ku dhaqan Gobalka West Middlandka  iyo Magaalada Birmingham nawaaxigeedan in maalinta bariya hadii ilahay idmo lagu qabanaayo xaflad balaadhan ayna ka soo qayb galayaanTudoomiyaha Gobalka Togdheer iyo Gudoomiyaha Dib u Dhiska AirPort Magalada Burco Gobalka Ee Caasimada labaad ee Somaliland lagu qabanaayo Monday 28/01/2013 goobtu waa goobtii maalintii hore  gudoomiyaha lagu soodhawaynaayey Birmghinham lagu qabtay shirka

Meesha Iyo Maalintuna iyo wakhtiga

Goobtuna tahay Freindship’s Institute 220 Moseley Road B12 0DG

Wakhtiguna 17:50 PM Xiliga UK

 

Waxuu Faah faahin ah aad u bahan tahay waxaad kala xidhiidhaa qaban qaabiyayaasha isku diba ridayaasha xaflada Aqoon yahay Muuse Askar Guuleed iyo kal kaaliyaashiisa xaflada Mobile Numberks 07878136290  .

Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Abdo Ahmed Ayir iyo Sheikh Cali Mahamed Ahmed waxay bulshada Somaliland  uga warami doonan halka uu maraayo AIRPORT BURCO iyo kulamo ay jaaliyada Somaliland kula lahaayeen dhamaanba qaarada Yurub sida Norway Dermark Sweden  London Manchester waxayna ka war bixin doonaan halkay wax marayaan iyo waxii ay kala soo kulmeen dhamaanba magaalooyinkaas iyo dalalkaas ay tageen.

 

Dhanka kale waxaa halkaas kuugu diyaara abwaano iyo aqoon yahano iyo hal abuur intuba waxaad ka heli doontaa soodhawayn iyo madaadalo intaba haka maqnaan hana mogaan xaflada iyo habeenka Monday 28/01/2013 Wakhtiguna 17:50 PM Xiliga UK

Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles