Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

XADHIGA AFHAYEENKA XISBIGA UCID EE GOBOLKA SAAXIL

$
0
0

Xoriyaddaha muwaadinka iyo waajibaadkaba waxa dammaanayd qaaday oo sugay Distoorka Qaranka Somaliland; sida darteed ayaan marnaba loogu xad gudbi karin sifo aan sharciga dalka waafaqsanayn in qofna xoriyaddiisa laga xayuubin isaga oo cabiraya fikirkiisa ku aadan hadba arrimaha dalka ka taagsan noocay doonaan ha noqdaan. Xoriyadda hadalkuna waa xaq muwaadinkaastaa leeyahay.

 
Muwaadinka laguma cabudhin karo dhaliil xukuumadeed. Sideedabana dhalliisha mucaaridku waa aragti siyaasadeed oo lagu kala duwanyahay. Sidaa darteed annaga oo aha Guddida Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Toronto Canada waxanu xukuumaadda oo soo jeedinaynaa in Mudane Botaan Guleed Axmed, Afhayeenka Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil in xoriyaddiisa degdeg loogu soo celiyo.
 
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Toronto Canada
Axmed Cali Ibrahim Sabeyse

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles