Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Walaal Soo Caawi Aabe Jidhkiisa Dubku Ka Daadanayo Oo Ku Dhibaataysan Borama Dana Ay Hayso. +SAWIRO

$
0
0

Waxaa laga codsanayaa dhamaan Walaalaha muxsiniinta ah ee ka shaqeeya khayraadka jecelna inay walaalahood caawiyaan, bukaan dubku ka dhacaayo jidhkiisa islamarkaana ahaa nin ku xoogsan jiray xoogiisa oo jidhkiisii dubkii sare ka daadanaayo kuna sugan xaalad adag oo ah mida la iskagaga naxo.

Xanuunka haya bukaankan waxa uu sababay inuu ku waayo Aragtida & Maqalka labadaba, Bukaankaan xanuunsanaya waxaa lagu magacaabaa Barre Xasan waxuuna u baahan yahay gacantaada naxariista leh walaal si loogu helo Dh  aqaatiir Caalami ah oo ALLE SW ka sokoow wax ka qabata xanuunka haya.

Waxii Tabarucaad ah Kala Xidhiidh: 002522-4502777
Ama Ugu Dir ZAAD – 4502777
Boorama Somaliland

barre_xasan_borama (1)

barre_xasan_borama (2)

barre_xasan_borama (3)

Waxii Tabarucaad ah Kala Xidhiidh: 002522-4502777
Ama Ugu Dir ZAAD – 4502777
Boorama Somaliland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles