GAcal iyo sokeeye guurkiina lagu farax gobonimo ku aqal gala guule haysku kiin simo
Guddomiyaha ururka :Axmed Cabdiraxmaan Xariir , khaalid jaamac cumar, mubaarik cismaan siciid , baashe maxed ibraahin ,maxed c/raxmaan jaamac ,qadan cumar maxed ,khadra ciise yusuf ,nimco cumar jaamac ,ururka somedo oo ka hawl gala gobolka saaxil waxay hanbalyo meher wacan u dirayaan
Yusuf cabdirashiid cali
iyo
Hibaaq cabdi maxed
meherkoodu ka dhacay magaalada berbera gaar ahaan hotel barwaaqo 15/2/2013