Bishan aynu ku jirno Jan 6 2022 ayuu Xoghayaha maraykanka ee Arimaha dibadu Anthony Blinken magacaabay ambassador David Satterfield oo 40 kii sanadood ee u dambeeyay ku hawlanaa hawlaha maraykanka ee Arimaha dibada. Ambassador David Satterfield hadda waxa uu ahaa safiirkii maraykanka ee dalka Turkey waxaana u badeli doonaa Jeffrey D. Feltman oo shaqadan hayey […]
The post Maraykanka oo ergay usoo magacaabay Geeska Africa ka dib ballanqaadkii china first appeared on Berbera News.