Waxa qoray Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), Madaxweynaha Dawlad-degaanka Soomaalida dalka Itoobiya La dagaallanka dambiyada dhaqaalaha (Economic Crimes) waa meelaha aan wax weyn laga qaban, una baahan in si degdeg ah loo wajaho. Shidaal la’aanta bilahan ka jirtay deegaanka oo eedda ugu wayn ay leeyihiin ganacsato dhiig-miirata ah oo diin iyo dad toona aan danaynayn iyo […]
The post La dagaallanka dambiyada dhaqaalaha (Economic Crimes) first appeared on Berbera News.