W/Q: Cali Cabdi Coomay Wixii ka dambeeyey badhtamihii sannadkii 2017 ayey BBC-Somali bilowday inay beddesho adeesiga magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Soomaalilaan ee ahaa ‘ Maamulka Soomaalilaan, ama Soomaalilaan’. Waxaanay ku beddeshay inay Soomaalilaan ugu yeedho ‘ Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Soomaalilaan’. Shicibka Soomaalilaan si weyn ayey uga cadhoodeen odhaahdan cusub […]
The post Caddaani Waa Wasiirkii Inagu Jideeyey Inay BBC-Somali Inoogu Yeedho“ Jamhuuriyadda Iskeed Ugu Dhawaaqday Gooni-isu-Taagga Somaliland”. first appeared on Berbera News.