WQ: Xuseen Cali Nuur.Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo maalintii halgan hubaysan ay xornimadeeda kula soo noqotay, waxay ku dhaqaaqday, fulisayna arrimo badan oo aan hore dunida loogu arag. Kuwaasi oo ay ugu horeysay Jabhaddii SNM oo talada dalka isku koobin, balse la wadaagtay dhammaan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland.Qaab dhaqameedkan iyo kuwii ka dambeeyey waxay ahaayeen kuwo gogosha […]
The post Sheeko iyo Shaahid laguma arag ee yaan la shaashayn! first appeared on Berbera News.