Waxaa dalka ku soo fool leh sanadka 2022 gudihiisa doorashooyin sadex ah oo kala ah doorashada Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland oo mudo dhaaftay 19 sanadood , mudo xileedkeeguna yahay sida ku cad dastuurka jamhuuriyada Somaliland qodobkiisa 58naad faqradiisa 2aad , halka faqradiisa 1aadna sheegayo in xubnaha golaha guurtidu doorasho ku imanayaan ,doorashadoodana uu nidaaminayo xeer. […]
The post “Soomaalidu waxa ay ku maah-maahdaa dani waa seeto ” M Abdi Jamac first appeared on Berbera News.