Faalo: Xuseen Cali NuurMarxalad kasta waxay leedahay hoggaamiyeyaasheeda, qorshaheeda iyo qaab dhaqan gelineed u gaar ah. Marxalad kastaa waxay ku xidhan tahay arrimaha iyo duruufaha siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo qaababka lagu waajahayaa kala duwan yihiin. Dhinaca siyaasadda iyo dhaqaalaha gudaha maanta Jamhuuriyadda Somaliland ay hanatay, waa mid naadir ah oo aan lagu arag Afrika […]
The post Culimo, Hoggaamintiina Maanta waa loo Baahan Yahay first appeared on Berbera News.