Racfaan Xeer-ilaalin ma burinnayo go’aan siideyn maxkamadeed. Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye). Salaam ka dib, waxaan jeclaystay inaan is-dul-taago waxa sharcigu ka qabo in eedeysanne maxkamada awooda u leh go’aamisay in la sii daayo, ka dib markii lagu caddeyn kari waayey dembigii lagu soo eedeeyey, taasoo ka dhigan inay xoriyadiisa u soo celisay, xaqna u […]
The post Waa SHARCI DARRO in eeddaysanne Maxkamad dembi ku weyday XABSIGA lagu sii hayo? first appeared on Berbera News.