Daanyeerku waxa uu kamid yahay boqortooyada xayawaanka (Animalia) bahda lafdhabarleyda ah (Chordata), gaar ahaan bahweynta naasleyda (Mammalia). Sidoo kale wuxuu Ku jiraa noolayaasha leh labada gacmood iyo shan farood oo fidsan, kuwaas oo afka qalaad lagu yidhaahdo (Primates). qoyskaas oo ay kamid yihiin Ibna Aadanku. Asal ahaan daanyeerku wuxuu kasoo jeeddaa qaaradda Afrika, gaar ahaan […]
The post DAANYEERKA: W/Q Dr.Ibraahin Dhuxul first appeared on Berbera News.