Waxaa qorey ibraahin yuusuf hawdHadal aan hore u sheegay jeer kale aan ku soo celiyo. Inta aad cod iyo cudud lee dahay dadkaaga ka ilaali saddex qolo oo sida taariikhdu ina bartay dabci u leh in ay dadka dullaystaan oo dhiigmiirtaan. Waa siyaasiga, wadaadka iyo hantigoosiga. Dabcan weligeed waa ay jiraan siyaasi, wadaad iyo hantigoosi […]
The post Siyaasi, wadaad iyo hantigoosi first appeared on Berbera News.