Wefti Kremlinka Ruushka ka socday oo labadii maalmood ee u dambeeyey booqasho ku joogay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeisa, ayaa kulamo albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay madaxda ugu sarreeya dawladda Somaliland. Weftiga Ruushka oo ka socda guriga looga taliyo dalkaasi ee Kremlinka, ayaa toos uga soo duulay magaalada Moosko iyagoo ku safrayey diyaarad khaas […]
The post Maxaa ka jira in wefti ka socda Aqalka Ruushka ay ku sugan yihiin Hargeysa? first appeared on Berbera News.