Sheekada Somaliland iyo Soomaaliya waa mulac iyo carruur; midkood waa u dheeldheel, kaftan, beerka qadada lagu sugo, cudur la beeray, murqaan shir la la yimi, wax aan weligeed soconayn. Midkooda kale na, tabtii mulaca waa u qudhgooyo, qax iyo halaag, qori iyo baaruud, qabri iyo xabaalo, qaxooti iyo xeryo baas. Labadan isdiiddo dhexdooda, sidii cawskii […]
The post Waddaniyadda Gabbaldayaha: first appeared on Berbera News.