Ciidammada Qaranka ee darajooyinka la siisay madax iyo askarba in shacabka iyo bulshada kale madax iyo minjo midkay doonto ha ahaatee ay u qabtaan xubnaha ciidanka xaflado iyo baadhiyo gaar ah waxa ay khilaafsan tahay shuruucda iyo dhaqanka ciidammada. Xubnaha ciidammada iyo madaxdoodu toona inay aqbalaan oo ay oggolaadan in ciidammada cid madaxdooda ka baxsan […]
The post Halaga daayo Ciidammada Qaranka Xafladaha Reeraysan iyo Kooxaysan first appeared on Berbera News.