Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Wixii DHacaayaba DHugta oo Afkiina ka DHawra waxbaa DHacay!. 

Waxa aan Canbaaraynayaa Xadhiga, Jidh-dilka, Caddaadiska, Cago-juglaynta iyo Cabudhinta lagula kacaayo saxaafada madaxa banaan ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan sigaara u dhaliilayaa wax yeeladii...

View Article


Ku Dhaqanka Sharcigu waa Guul, dayacaadiisuna waa Hoog iyo Halaag

Faalo: Xuseen Cali NuurJamhuuriyadda Somaliland waxay sannadkan muujisay inay tahay qaran ku dhaqan sharciga, danaha guud ee dalkeeda iyo shacbigeedana u mideysan. waxa kaloo ay muujisay midnimo iyo...

View Article


CASUUMADDA IYO XAFLADDA AROOSKA ISLAAMKA

(Majarahabowga Guurka Dhallinyarada Somaliyeed)Waxaa samankan muuqada in dhallinyarada Somaliyeed ee maanta joogta ay ka majarahabaabeen dhaqanka guurka Islaamka siiba arrimaha la xidhiidha meherka,...

View Article

Dawladda Hoose Ha lala shaqeeyo!

Sidee loola shaqaynayaa? 1. Hadal iyo ammaan badan oo aan meel haysan looma baahna. Sidoo kale, dhaliil aan cilmi ku fadhiyin looma baahna. Taasi la shaqayn maaha.2. Kadib gubashadii suuqa Waaheen,...

View Article

Colloowe Hayb-sooc Hanti-soocna ma loogu daray!. 

Dib u uruurintii ama diwaan gelintii ummadii waxyeelada kasoo gaadhay ganacsigoodii dabkii qabsaday 01-04-2022 suuq weynihii Waaheen ee caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa waxa kasoo yeedhaaya qaylo...

View Article


Taariikh nololeedkii General Jaamac Maxamed Qaalib oo Jabuuti ku geeriyooday.

#Jaamac_Maxamed_Qaalib, waxa uu sannadkii 1933kii ku dhashay Deegaanka Dhoodi-gaban ee gobolka Sanaag. Waxa uu Booliiska ku biiray bishii April sannadkii 1955kii. Sannadihii 1956kii ilaa 1957kii, waxa...

View Article

Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan

Sababta ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow). Tan iyo markii uu xilka qabtay Gdoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland...

View Article

Madaxweyne waxaan kaala talinayaa inaad maqasho inta talada xun

Anigoo in muddo ah ka gaabsaday gaar ahaan xukuumaddan Muuse Biixi hoggaaminayo inaan wax dhaliil ah ama toosin ah warbaahinta u mariyo marka laga reebo xilliyo aan si gaar ah ugu gudbiyay qoraalo ama...

View Article


Sanad-guurada 20aad ee Aabihii Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahin Cigaal

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirt a ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba, idinku...

View Article


Siciid Deni: Hoggaamiyaha kaliya ee  hanaan Dawladnimo u samayn kara Somalia

WQ Maxamed JamaalMusharax Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni oo haatan u taagan in uu u tartamo jagada Madaxweynaha Somaliya, ayaa lagu tilmaamay in uu yahay nin qunyar socod ah oo horumarin kara...

View Article

Qorshaha siyaasadeed ee Musharax Madaxweyne Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle,...

Musharaxa Madaxweyne ee Somaliya Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle, waa aqoonyahan wax badan kala socda siyaasada guud ee somaliya, sido kalena si dhow ula socday waayihii kala duwanaa ee la soo maray...

View Article

Dr. Gaboose, Labaatan Sanno iyo shan Urur-siyaasaddeed

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, waa Siyaasi rug cadaa ah oo saameyn badan ku leh Somaliland, isla markaana waxa lagu tilmaamaa siyaasiyiin mayalka adag aan ka daalin ka midho dhalinta hadafkiisa, waxaana...

View Article

Siyaasada arrimaha dibeda iyo Musharax Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle

Musharax Madaxweyne Dr.Cabdinaasir Maxamed Cabdulle waxa uu diyaarsaday qorshe dhamaystiran iyo hanaan wacan oo xidhiidh iyo wada shaqayn lagula samayn karo dawladaha adduunka. Nidaamkaas oo ah mid...

View Article


Madaxwaynaha Su,aalo Ma Waydiin karaan Gollayaasha Baarlamanku?

Markuu Ka Horjeedinayo khudbadiisa Sanad Laha ah Ee Uu Baarlamanku Warbinta Dalka Uu Kasiinayo Ee ay ka dhagaysanayaan??? Jawaabta Oo Kooban Waa Maya, Si Waafaqsan Qodobka.38aad Farqadiisa,6aad...

View Article

Inqilaabkii Dawlada dhexe kula wareegtay Shaqooyinkii Dawlada Hoose ee Hargeysa

Jamhuuriyada Somaliland waa Dal Dumuqraadi ah oo leh Madaxweyne iyo  golayaal si Dumuqraadiyad ah loosoo doorto taas oo Cid walba Hawl gaar ah u igman tahay oo aan Hawl qabadka ay qaabilsan yihiin lala...

View Article


Inaad dhimataan diyaar ma u tihiin? Jawaabtaydu waa maya!!

Inaad dhimataan diyaar ma u tihiin? In xabad laydinla dhaco diyaar ma u tihiin? Inlaydin xidho, diyaar ma u tihiin? Dabadeed aan kursiga fuulo diyaar ma u tihiin?Aniga jawaabtaydu waa maya.Waxaan...

View Article

Doorashooyinka soo socda iyo ka qaybgalka ururada siyaasadda ee cusub 2022

 Waxa la sugayaa in ay dalka jamhuuriyada Somaliland ka dhacaan sadex doorasho sanadkan 2022 gudihiisa , doorashooyinkaasi oo dhamaantood mudeysan xiligii ay ku haboonaayeen waxaana ay kala yihiin;  1-...

View Article


Xukuumada Kulmiye oo Sanadkan Qorsheysatay Xus 18-May oo u Gaar ah!. 

Aduunka dalalka ka jira Dal kastaa wuxuu leeyahay maalin xurmo, xaqdhowr iyo xiiso leh oo ugu xardhan baal dahab ah, oo ah maalin qaran, oo loo asteeyey maalin, loo dabaaldego Dalka oo qaranku ama...

View Article

Madaxweynaha mid baan leeyahay, mucaaridkana mid, ururrada cusubna mid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mid baan leeyahay oo ah dalkani adigaa ayaa ka madaxwayne ah oo laguu doortay ee waxa isku kaa garab yaalla in aad madaxwayne taariikhda baal dahab ka gala noqoto...

View Article

Farmaajo iyo Hassan Sheikh waa laba dayuus oo qaranimadeena dafirsan

Waxa Madaxwaynaha Somaliya loo doortay; Hassan Sheikh. Aniga ninka qaranimadayda dafirsan tahniyad uma hayo, laakiin waxan kelmad ka odhanayaa halka uu ka taagan yahay qadiyada Somaliland iyo faraqa...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live