Lama joogo xiligii xukunka Siyaad Barre ee aan la kala lahayn dalalka iyo...
Somalidu waa kala leedahay dalalka iyo dawladaha. Muwaadinka dalkasta oo Somaliyeed waa dadka u dhashay ee leh dalkaas. Ma jiro wax la dhaho muwaadin Somaliweyn. Shanta (5) caasimadood ee shanta (5)...
View ArticleEx Madaxweyne Daahir baa yaabay!!.
Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin waxa uu ahaa Madaxweyne degan, afgaaban, dulqaad leh, dad isku haynle, wax xeerin, dhowrsan, xurmo leh, masuul ah, oo leh...
View ArticleYaan Laga Bixin Xayndaabka Dastuurka iyo Xeerka Somaliland!
Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu waajibinayaa in doorashooyinka mid walba waqtigeeda lagu qabto. Sidoo kale, Xeer 14/2011, ayaa isna waajibiyey in liisanka xisbiyada qaranku yahay 10 sanno,...
View ArticleDoorasho waa Doorasho.
Muuse Biixi ayaa Doorasho Diidan Bulshada Somaliland laga iibin kari maayo ee wax kale u sheega bulshada. 1- Isagoo Xisbiga Kulmiye markaa lagu warejiyey ayuu ogolaaday inuu Urur Siyasaded dib ugu...
View ArticleDhallinyarteenuna way ka qaalisan yihiin wax kursi loo sadqeeyo
2009-kii ayaa madaxweynihii hore DAAHIR RAYAALE guriga baarlamanka ka xidhay mudanayaasha oo berigaa mucaaridka u badnaa. Mudaharaad baa dhacay laba wiil baase ku dhintay. KULMIYE oo berigaa mucaarid...
View ArticleHA DAARDAARIN WAA GOB EH!!
WQ Cali GurayMaxamed Kaahin waa mujaahid aanu isku halgan ahayn. Aniga wuu iga sareeyaa oo wuu iga horeeyaa oo waan ka dambeeyaa.Kuwa u soo dagaalamay wixii laga dagaalamay ama dano gaar ah oo ay...
View ArticleMalaga yaabaa in Xisbiyadu Mucaaradku dhaqdhaqaajiyeen khilaafka Komishanka?
Marka xaalku caadi yahay ee Hay’adaha doorashooyinku hawlahooda si caadiya u qabsanayaan, waxaa suuragal ah in hawlaha doorashooyinka si fudud loo fulin karo. Ka soo qaad in Guddiga Diiwaangalinta...
View ArticleTaariikhda Maanta oo kale: guda galkii SNM ee Cadaadley
29 May 1988 – Guda Galkii SNM Cadaadley waxa ku shahiiday mid ka mid ah saraakiishii ugu qaalisanaa SNM Kornayl Janan Oogo. Mujaahid Janan Oogo, wuxuu ahaa abaanduulihii guutada Sayid Cali, oo faqashtu...
View ArticleBerberaay Nasiibkaa !
Waxa Qoray Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Wadani Mohamed Sidik – Dhamme Wershadda Koranatada Berbera ku warrejintii gacanta ganacsatada (BEC) kaddib maxaa is bedelay ? Dawladdu waxay la wareegtay...
View ArticleRaggiina dhirbaaxa Dumarkiina Macdanta ka Laada!.
Waxa wax qaadanwaa’ ah qarnigii 21aad inaka oo ku sugan, oo Dunida wakhtigan wax ku qarsoomayaa jirin oo layska wada Aragti hayo in ay u dhaqmaan askartii Somaliland si ka xun, sidii askartii Faqashta,...
View ArticleMaxay Midguhu u necebyihiin Habar Awal?
Sawirka sare waa Midgo ka ugaadhsanaya jidka u dhaxeeya Hargeisa iyo Berbera sanadkii 1921–MAXAY MIDGUHU U NECEBYIHIIN HABAR AWAL? Sawirka hoose waa Midgo ka ugaadhsanaya jidka u dhaxeeya Hargeisa iyo...
View ArticleKulmiye iyo Kacaankii isku kaan Noqde “Muddo-Haraad”.
Qormadani waxay ku xidhiidhsantahay Qormadii ciwaankeedu ahaa (Muuse Siduu U Yimi Kulmiye Iyo Kacaankii isku kaan Noqde), qormadaa hore waxa ay ahayd Nofenbar 2018 kii mudo yar kahor intaanu Mudane...
View ArticleGo’aamada ka soo baxay Xukuumadda ma Lagu gaadhi karaa xalka caqabadaha taagan?
W/Q: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). “Markay dani meeday tidhi, maxaan talo meel ka deyey; Markay dani maaha tidhi, weydiiyey, qof meel ka deyey, Markay dani maaha tidhi, ku laabtay halkaan ka...
View ArticleSomaliland waxay ku sigatay in la aqoonsado
Maalintii Khamiista June 9, 2022 saacada Washington D.C markii ay ahayd 0930 subaxnimo ayaa waxa Capitol Hill soo buixiyey 100 Senator ah Odayaasha Aqalka Sare oo laga soo doorto 50ka gobol ee...
View ArticleSANAAG: GOBOLKA TAARIIKHDA, KHAYRAADKA IYO QURUXDA SOMALILAND
Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka dhulkiisa (Xoolo, beero, dal-xiis, macda iwm), quruxdiisa, wanaagga cimiladiisa iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag...
View ArticleDiblomaasi Maraykana oo sheegay in Berbera noqon doonto saldhigga u weyn
Qoraalka hoose waxa qoray Safaarada Maraykanka ay ku leedahay Muqdisho, Soomaaliya, qoraalka 2aadna waxa qoray Bureau of International Narcotics- Shaqaale hoosaad u shaqeeya Safaarada Maraykanka ay ku...
View ArticleSomaliland: Badbaado waa u danayn dal iyo shacab!
Waxa qoray suxufiga ruug-caddaaga ah ee Xuseen Cali Nuur Jawiga siyaasadeed ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland waa mid aad uga duwan xaaladihii lagu arki jiray xammaasadda iyo xummadda ka horreysa...
View ArticleDimuqraadiyadda iyo Qabyaalladda: Laba aan is qaban karin!!
W/Q: Xuseen Aadan Cige (Deyr). Hannaankii dimoqraadiyadda ee ay Jamhuuriyadda Somaliland ambaqaaday muddo ah labaatan sanno ka hor, waxa haatan ka muuqda dayac iyo dib-u-dhac baahsan. Ujeeddada ugu...
View ArticleMASIIBADII LAGA DHAXLAY MIDNIMADII SOMALILAND IYO SOMALIA
Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn fawdo ah oo dal iyo dawlad aan la kala...
View ArticleQARANNIMADII LAGU HUNGOOBAY: 26 JUUN/1 JUULAY 1960 – QEYBTII KOOWAAD
Bisha Juun 26, ayaa ku beegan sannad guuradii laba iyo lixdanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii dowlad Soomaaliyeed oo madaxbanaan tii u horeysey. Waa maalin inaga mudan xussid gaar ah, tii oo laga...
View Article