(Majarahabowga Guurka Dhallinyarada Somaliyeed)Waxaa samankan muuqada in dhallinyarada Somaliyeed ee maanta joogta ay ka majarahabaabeen dhaqanka guurka Islaamka siiba arrimaha la xidhiidha meherka, casuumadda iyo xafladda arooska waxayna ku saleeyaan dhaqanka Reer Galbeed waana sababta keenta in qoyska cusub degiwaayo, furriinkuna ku bato bulshada Somaliyeed. Casuumaddu waa qado loo sameeyo arooska si loogu duceeyo guurka […]
The post CASUUMADDA IYO XAFLADDA AROOSKA ISLAAMKA first appeared on Berbera News.