Anigoo in muddo ah ka gaabsaday gaar ahaan xukuumaddan Muuse Biixi hoggaaminayo inaan wax dhaliil ah ama toosin ah warbaahinta u mariyo marka laga reebo xilliyo aan si gaar ah ugu gudbiyay qoraalo ama warqado aan kagala taliyay dhinacyada dhaqaalaha ama sicir bararka, waxaan maanta qalinka u qaatay Lexo jeclo aan waddankayga ka qabo iyo […]
The post Madaxweyne waxaan kaala talinayaa inaad maqasho inta talada xun first appeared on Berbera News.