Inaad dhimataan diyaar ma u tihiin? In xabad laydinla dhaco diyaar ma u tihiin? Inlaydin xidho, diyaar ma u tihiin? Dabadeed aan kursiga fuulo diyaar ma u tihiin?Aniga jawaabtaydu waa maya.Waxaan diyaar u ahay inaan codka ku siiyo, waxaan diyaar u ahay inaan sifo sharciya aad ku timaadid, waxaan diyaar u ahay in haddii laynagaga […]
The post Inaad dhimataan diyaar ma u tihiin? Jawaabtaydu waa maya!! first appeared on Berbera News.