Waxa aan Canbaaraynayaa Xadhiga, Jidh-dilka, Caddaadiska, Cago-juglaynta iyo Cabudhinta lagula kacaayo saxaafada madaxa banaan ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan sigaara u dhaliilayaa wax yeeladii iyo Xadhigii layskugu daray suxufiyiintii Hargeysa ka hawlgalaayey, Runtii waa wax laga Xumaado waxa lagula kacaayo Muwaadiniinta ka Hawl gala Saxaafada Madaxa banaan, waxaana isweydiin Mudan Horta waa maxay Suxufiyiin?. Suxufiyiintu waa […]
The post Wixii DHacaayaba DHugta oo Afkiina ka DHawra waxbaa DHacay!. first appeared on Berbera News.