Sababta ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow). Tan iyo markii uu xilka qabtay Gdoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Mr. Cabdirashiid Maxamud Cali (Riyoraac) waxa uu bilaabay khilaaf iyo shaqo xumo uu ka wado xarunta gudida doorashada ee magaalada Hargeysa, taas oo gaadhay heer ay la shaqayn […]
The post Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan first appeared on Berbera News.