Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Taariikh nololeedkii General Jaamac Maxamed Qaalib oo Jabuuti ku geeriyooday.

$
0
0

#Jaamac_Maxamed_Qaalib, waxa uu sannadkii 1933kii ku dhashay Deegaanka Dhoodi-gaban ee gobolka Sanaag. Waxa uu Booliiska ku biiray bishii April sannadkii 1955kii. Sannadihii 1956kii ilaa 1957kii, waxa uu tababarro ku qaatay Machadkii Tababarrada ee Sheekh, ka dibna waxa uu tababar kale u tagay Dugsigii Tababarka Booliiska ee Metropolitan Police, London. Bishii May sannadkii 1962kii, Jaamac Maxamed […]

The post Taariikh nololeedkii General Jaamac Maxamed Qaalib oo Jabuuti ku geeriyooday. first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles