Dib u uruurintii ama diwaan gelintii ummadii waxyeelada kasoo gaadhay ganacsigoodii dabkii qabsaday 01-04-2022 suuq weynihii Waaheen ee caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa waxa kasoo yeedhaaya qaylo dhaan in ummadii Dabku wada qabsaday ee aanu ukala aabo yeelin ee ku shufbeelay in lakala Hanti-sooco!, waxa socota mag-dhow bixintii iyo diwaan gelintii shacabkii suuqa Waaheen ku […]
The post Colloowe Hayb-sooc Hanti-soocna ma loogu daray!. first appeared on Berbera News.