Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirt a ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba, idinku salaamaya salaanta islaamka ee qiimaha badan,asalaamu calaykum waraxmatu laaahi waba rakaatu. Waxaan Allaha awoodda leh weydiisanayaa,inuu idi nka yeelo kuwii adduun iyo aakhiraba liibaana , cadaaladda u […]
The post Sanad-guurada 20aad ee Aabihii Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahin Cigaal first appeared on Berbera News.