Markuu Ka Horjeedinayo khudbadiisa Sanad Laha ah Ee Uu Baarlamanku Warbinta Dalka Uu Kasiinayo Ee ay ka dhagaysanayaan??? Jawaabta Oo Kooban Waa Maya, Si Waafaqsan Qodobka.38aad Farqadiisa,6aad Xubinteeda(b). Qodobkan waxa uu Si cad u sheegayaa in madaxwaynaha labada golle oo isku dhan ay warbixinta uu ka hor jeedinayo, mudanayaashuna ay ka dhagaysanayaan uun. Sidoo kale […]
The post Madaxwaynaha Su,aalo Ma Waydiin karaan Gollayaasha Baarlamanku? first appeared on Berbera News.