Waxa la sugayaa in ay dalka jamhuuriyada Somaliland ka dhacaan sadex doorasho sanadkan 2022 gudihiisa , doorashooyinkaasi oo dhamaantood mudeysan xiligii ay ku haboonaayeen waxaana ay kala yihiin; 1- Doorashada Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland, oo ah in ay dhacdo 31-May-2022 , sababta oo ah waxa uu mudo xileedka guurtidu dheer yahay ka wakiilada hal sano […]
The post Doorashooyinka soo socda iyo ka qaybgalka ururada siyaasadda ee cusub 2022 first appeared on Berbera News.