Sidee loola shaqaynayaa? 1. Hadal iyo ammaan badan oo aan meel haysan looma baahna. Sidoo kale, dhaliil aan cilmi ku fadhiyin looma baahna. Taasi la shaqayn maaha.2. Kadib gubashadii suuqa Waaheen, dawladda hoose waxay lumisay in badan oo ka mid ah cashuurbixiyeyaasheedii oo maanta ma awoodaan inay cashuur bixiyaan oo waataa iyagii loo qaadhaamayo, dakhliga […]
The post Dawladda Hoose Ha lala shaqeeyo! first appeared on Berbera News.