Shaqo la’aanta Baahsan ee Dhalinyarada Aqoonyahankaa ee Reer Berbera haysata, iyo Fursadaha shaqo ee sida joogtada Hargeisa looga soo shaqaalaysiinayo dad kale waa laba aan isqaban. Waar dad kale meelo kale halaga soo Qoro maanu diidin lakiin in dhalinta bilaa Camalkaa ee magaalada Joogta Kolba wax lagaga daro ayey ahayd mar hadaan intay Xaq u […]
↧