Awoodaha hay’adaha qaranka iyo wada shaqeyntoodu waxa ay ku cadahay dastuurka dalka jamhuuriyada somaliland, waxa xilka iyo waajibaadka golaha wakiilada ee wada-shaqeynta xukuumada si cad u qeexaya qodobada dastuurka ee 53aad, 54aad 55aad iyo 56aad . Madaxweynaha sababaha uu xilka ku waayi karaa maaha wax sahlan waxaana si cad u qeexaya qodobka 86aad ee dadtuurka […]
↧