Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Horumarka magaaladu waxay ku xidhan tahay, Xisbiga Maayarku yahay. By Amir Bidde

$
0
0
Waxa Xisbiyada mucaaridku xooggooda saareen siday u heli lahaayeen maayarada magaalooyinka muhiimka ah. Si ay muraadkooda u gaadhaan, mucaaridku wuxuu sameeyey isbahaysi ku salaysan; qaatee qaado. Afarta magaalo ee loo tafa xaytay waa Berbera, Burco, Gabiley iyo Hargaysa (alphabetical order), waa magaalooyinkii maayaradoodu Kulmiye ahaayeen. waxa xusid mudan in doorashadii deegaanka ee tan ka horraysay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles