1 ) GOORMAA DAWLAD XUMAATAA? Dawladnimadu maaha hanti gaar ah oo uu leeyahay qof, koox, ama qabiil balse waa hanti guud oo ay xuquuq ahaan ummaddu u wada leedahay una simantahay sida loogu wada simanyahay waajibaadka dalka. Dawlad waxay xumaataa marka qabiil gaar ah uu boobo kuna tagrifalo wax kasta oo la xidhiidha nidaamka dawladnimada. […]
↧