Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Muxuu Qalday Kulmiye? WQ Mustafe Sheekh Cumar

$
0
0
Waxaa la yidhi, Nin Yuhuudi ah oo ka guurayay Ruushka ayaa markii uu marayay Madaarka Moscow waxaa saraakiishii Garoonku ku qabteen Sanam uu ka soo sameeyay hoggaamiyihii la odhan jiray Lenin. Sarkaalkii Kastamka ayaa waxaa uu weydiiyay waa maxay waxani.? Yuhuudigii waxaa uu ku jawaabay, su’aashaadda wax baa ka qaldan. ha odhan waxaani waa maxaye. […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles