Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Dumarkii ma dooran waayay oo u calaacalay Madaxweynaha

$
0
0
Madaxwaynuhu wuxuu qasrigiisa ku qaabilay dumarkii la dooran waayay, waana la isku ag calaacalay. Haddaba eedayn dhaqanka dalkeenna iyo ikhtiyaarka bulshada codka bixisay inta la iska dhaafo  maa dumarka wax la taro.  Wax calaacal ka badan muuna qaban karin madaxwaynuhu? Madaxwaynuhu dumarkaa wuu u hiilin karaa, hadduu dhammaan badhasaabyada dalka iyo xoghayayaasha dawladaha hoose ku […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles