Gabooyuhu waa xirfad waqtigeedii ahayd aqoon iyo darajo sare waa farsamayaqaanimo tacab iyo waqti lagu bixiyay, waxay ahayd aalada lagu qaato oo lagu kaysdado falaadha iyo leebka markii dagaal ama ugaadhsi loo baxayo, carabtu waxay tidhaahdaa: ” قبل الرماية تملأ الكنائن” “Intaanad wax ganin buuxi gabooyaha” ceeb maaha waa sifo lagu sifaynayo farsamayaqaanadii qalbkaas […]
↧