W/Q: Xuseen Cali Nuur Horumarka dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed iyo isdhexgalka bulsho ee dal, wuxuu ku xidhan yahay guud ahaan dhallinyaradiisa; gaar ahaana intooda wax baratay ee aqoonta leh. Waxa la yidhaa in jiritaanka dal halis uu galayo, haddii dhallinyarada aqoonta lihi ay faraha ka qaadaan u danaynta dalkooda iyo dadkoodaba. Dhallinyaronimadu waa shayga ugu qaalisan ee […]
↧